Sannadka cusub wuxuu ku bilowday in si rasmi ah loogu dhawaaqay Ranbir Kapoor filmkiisa cusub kaasoo cinwaan dhigay Animal. Filimkan waxaa agaasimi doona Sandeep Reddy Vanga oo horay usoo agaasimay Kabir Singh oo ahaa mashruuc guul lexaadleh gaaray.

Filimkan waxaa sidoo kale jilaya Parineeti Chopra, Anil Kapoor, iyo Bobby Deol.

Kooxda iskaleh filimka waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeen saacada 1aad markay ahayd sannadka cusub. Daahfurka cinwaanka filimka, shirkada T-Series waxee la wadaagayn cod tijaabo maqal ah taageerayaashooda.

Kani waa nooc uusan Ranbir horay ujilin noociisa waxuuna ubaahanyahy dadaal badan inuu galiyo . Dhanka kale, Bobby Deol ayaa lagu arki doonaa filmkaan. Faahfaahin ku saabsan jilayaasha filimka Anil Kapoor iyo Parineeti Chopra weli ma soo shaac bixin. Ranbir Kapoor waxaa film uujilay inladaawado ugu dambeesay 2018.

convid 19 wuxuu keenay dib u dhac hor leh oo ku aadan sii deynta mashaariicdiisa. Animal waxaa soo saaray Bhushan Kumar sanadkaan cusub ayaana laga shaqa bilaabi doonaa mashruuca.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here