Saif ali khan waxaa laga jooga lix sano inta uusan filim la samaynin xaaskiisa kareena kapoor khan iyadoo filimkooda ugu dambeeyay ee si wadajir ah kaga soo muuqadayn uu ahaa filimka agent vinod

kaaso la daawaday sanadkii 2012 saif ali khan ayaa sheegay inuusan doonayn inuu filim la sameeyo xaaskiisa saif ali khan ayaa sheegay kaliya haddii ay helaan sheeko fiican oo labadooda u qaybsama ay macquul tahay inay filim wada sameeyaan

isagoo sheegay inuusan xaaskiisa tartan oo doorarka uusan la galayn isagoo sheegay in marka hore loo keeno sheeko fiican oo door weyn aan ku leeyahay saif ali khan ayaa dareemaya in xilligiisa aysan ahyn

madaama ay hadda isaga ka awood badan tahay xaaskiisa iyadoo labadan lamaane ay si wadajir isla sameeyeen aflaamo gaaraya 5 filim kuwaaso kala ah agent vinod  (2012) loc kargil (2003) omkara (2006) tashan (2008) kurbaan (2009)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here