Esha Gupta waa atariisho ka mid ah atariishooyinka Bollywoodka iyadoo hore usoo noqotay gabar dharka xayeesiisa waxaan hore ay usoo noqotay gabadha ugu quruxda badan dalka india ( the Miss India International title of 2007)

Esha waxa ay sanadkii 2012 kusoo caan baxday filimka Jannat 2 kaaso ay jishay Boqorka shumiska aktarka lagu magacaabo Emraan Hashmi waxaana Esha filimkaas 13 muuqaalo shumis ah kula wadaagtay aktarkan

waana dhacdo si weyn u gil-gishay daawadayaasha gaar ahaan kuwa xiiseeya aflaamta dareenka ah ka dib markaas atariishadan waxa ay ka shaqeesay aflaamo badan iyadoona weli hadda sameesa aflaamta

Esha Gupta waxaa dhawaan lagu arkay paparazzi  xiligaaso ay kusoo ordayn sawir qaadayaal iyadoona bilowday inay wejiga qarsato lamana oga arrinta ka dambaysa sababta ay atariishadan wejiga ugu qarsanayso saxaafada iyo sawir qaadayaasha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here