Waa tuma atariishada cusub ee kusoo biirtay taxanaha Dhakhtarkii Mucjizada ee Ali Waffa?

0
1019

Taxanaha Dhakhtarkii Mucjizada (Mucize Doctor) ayaa wuxuu marayaa Seasonkii 2aad asigoona meel xiiso leh maraayo taxanahaan sida weyn loosoo dhaweeyay.

Hadaba waxaa lagu dhawaaqay in taxanaha lagu soo kordhiyay shakhsiyad cusub misna saameyn ku yeelan doonto taxanaha waana atariishada Ezgi Asaroglu.

Ezgi ayaa taxanaha ku matali doonto doorka dariska cusub ee uu yeelan doono Dr Ali Waffa ayadoona arimo badan oo lama filaan ah lasoo bixi doonto.

Sida lagu sheegay warbixinteeda Ezgi ayaa lasoo bixi doonto shakhsiyad xoogan misna habdhaqan layaab ah leh taasoo taxanaha majaro kale u hagi doonto.

Hadaba akhristow makula tahay in Ezgi ay jaceyl u qaadi doonto Ali Waffa oo ay tartan la gali doonto Nazley?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here