Waa tuma atariishada turkida ee guursatay nin 80 jir mareykan u dhashay?

0
909

Atariishada lagu magacaabo Meltem Miraloglu waa 32 jir u dhalatay wadanka turkiga ayadoona horay uga soo muuqatay dhowr filim oo Turkish ah waxaana kamid ah filimada Sekerat Son, In Love, Fire iyo kuwa kale.

Atariishadaan ayaa haatan lagu soo waramayaa iney guursatay nin u dhashay wadanka mareykanka balse da’diisa lagu sheegay inuu yahay 80 jir.

Lama yaqaano sababta ku kaliftay iney guursato ninkaas kaweyn ku dhawaad 50 sano.

Doorka ugu weynaa ee atariishadaan lagu xusuusan doono ayaa ah taxanaha Hayat ee soo baxay 2011dii kaasoo ay hogaamiye ka aheyd.a

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here