Taxanaha Hercai shakhsiyaadka ku jiraan waa kala duwanyihiin waxayna u kala baxaan dhowr nooc.
-Qaar waa laadariinta taxanaha naceyb iyo xiqdina ka buuxaan taxanahana cusbo u yeelaan sida Aziza iyo Nasuh.
-Qaar kale waa dad daacad ah wanaag jecel qofna dhib ku heynin balse taas badalkeeda markasta dhib lagu haayo waxaana kamid ah Hazar, Zahra iyo Reyyan.
-Qaar kale waa kuwa dhibaatooyin hore loo geystay aargoosina rabaan balse la shirqoolay horay iyo gadaalba waxaana kamid ah Miran iyo Suldana.
-Kuwa kale taxanaha inta badan daawade ayay ka yihiin sida Furaat iiliif iwm.
-Waxaa noosoo haray kuwa meesha dhan waxaan doqonimo aheyn la joogin waxkasta oo ay sameeyeena waa fal doqonimo waxaana kuwaasi hormuud u ah Yaariin, Jiihaan iyo Juunuul
Hadaba akhristow adiga ahaan waa tee shakhsiyada ugu doqonsan ee taxanaha ku jirto?
Fikirkaaga nala wadaag.
Yariin waye