Inta badan jilayaasha Bollywoodka siiba atariishooyinka waxay aad uga taxadaraan miisaankooda kaasoo muhiim u ah inuusan kor u kicin si ay u ahaato atariisho diyaarsan jir ahaana soo jiidasho leh.
Balse atariishooyinka qaar ayaa soo mareen marxalado cayilka ka batay waxaana halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa qaar kamid ah atariishooyinkaas sawiradooda.
Sara Ali Khan.
Kareena Kapoor
Aishwariya Rai
Sonakshi Sinha.
Alia Bhatt.
Sonam Kapoor.
Parineeti Chopra.
Bhumi Pednekar.