Filimka Tanhaji-The Unsung Warrior ayaa iskawata sare ukaciisa iyo ganacsiga adag uu Box-office-ka ka sameynaayo waxuuna talaadadiisa labaad keenay 7.50 ilaa 7.75 Crore lacago udhaxeyaan (Trade Figure).

Wadarta guud mashruucan mudo 12 maalmood ah waxuu ku keenay 178 Crore waxuuna ku wajahan yahay 200 Crore inuu gaaro axada soo socota ayuuna gaara sida BOI sheegtay waa hadii uu sii joogteyo sida uu hada kusocdo.

Waa hubaal Tanhaji inuuu dhaafi doono ganaci ahaan Golmaal Again oo ah Filimka lacagaha ugu badan keenay ee Ajay sameeyay todobaadkiisa labaad marka uu dhameesto ayuuba iskooro waaweyn dhigi doona dhanka ganacsiga.

Balse todobaadkiisa seddexaad cadaadis ayuu la kulmi doonaa Tanhaji maadama labo Filim oo waaweyn tiyaatarada la qeybsan doonaan markaa wey ku adkaan doontaa inuu sameeyo ganacsiga wacan ee hader uu sameynaayo hoos kaga bogo ganacsigiisa maalin laha ah:

Todobaadka Kowaad: 115.28 Crore

Todobaadka Labaad: 63 Crore (mudo 5 maalmood ah)

Wadarta Guud: 178.28 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here