Ranveer singh waa aktar xiligan sameenaya horumar weyn waxaana la hubaa inuu bollywoodka hogaamin doono mustaqbalka dhow

aktarkan ayaa dhexda kaga jiraa waayo aad u qurux badan maadaama labadiisa filim ee ugu dambeesay kuwaaso kala ah Simmba iyo Gully Boy ay u wada  guuleystayn aktarkan hadeertan waxaa uu ku mashquusan yahay duubistiisa filimkiisa 83

Ranveer Singh ayaa dhawaan waxa uu kasoo muuqday boga hore ee wargeyska Grazia ka dib sawirka aktarkan ayaa waxa uu wargesykaas siiyay wareysi xiiso badan

wariyaha wareysiga ka qaadaayay ayaa Ranveer Singh weydiiyay su’aal cajiib ah taaso in badan hadda aan la weydiinin aktarada kaaso ah waxa aktakan u qorsheesan mustaqbalka marka uu isaga fariisto ama uu iska daayo jilidda aflaamta

Ranveer Singh ayaa waxa uu yahay aktar cajiib ah kaaso su’aal walba u haya jawaab ku haboon aktarkan oo su’aashaas ka jawaabaya ayaa waxa uu yiri ” markaas waxaan aniga iyo xaaskayga quruxda guri ka gadan doona meel u dhow xeebta magaalada Goa waxaan guriga dhexdiisa ku samaysan doona  barkad lagu dabaasho waxaana si wadajir ah u daawan doona aflaamta sidoo waxaan sidoo kale si wadajir ah u samayn doona ciyaarta Yoga aniga iyo xaaskeeda iyo weliba caruurteeda faraha badan “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here