Ranveer singh waa aktar xiligan sameenaya horumar weyn waxaana la hubaa inuu bollywoodka hogaamin doono mustaqbalka dhow
aktarkan ayaa dhexda kaga jiraa waayo aad u qurux badan maadaama labadiisa filim ee ugu dambeesay kuwaaso kala ah Simmba iyo Gully Boy ay u wada guuleystayn aktarkan hadeertan waxaa uu ku mashquusan yahay duubistiisa filimkiisa 83
Ranveer Singh ayaa dhawaan waxa uu kasoo muuqday boga hore ee wargeyska Grazia ka dib sawirka aktarkan ayaa waxa uu wargesykaas siiyay wareysi xiiso badan
wariyaha wareysiga ka qaadaayay ayaa Ranveer Singh weydiiyay su’aal cajiib ah taaso in badan hadda aan la weydiinin aktarada kaaso ah waxa aktakan u qorsheesan mustaqbalka marka uu isaga fariisto ama uu iska daayo jilidda aflaamta
Ranveer Singh ayaa waxa uu yahay aktar cajiib ah kaaso su’aal walba u haya jawaab ku haboon aktarkan oo su’aashaas ka jawaabaya ayaa waxa uu yiri ” markaas waxaan aniga iyo xaaskayga quruxda guri ka gadan doona meel u dhow xeebta magaalada Goa waxaan guriga dhexdiisa ku samaysan doona barkad lagu dabaasho waxaana si wadajir ah u daawan doona aflaamta sidoo waxaan sidoo kale si wadajir ah u samayn doona ciyaarta Yoga aniga iyo xaaskeeda iyo weliba caruurteeda faraha badan “