Home » Nolosha Jilaayaasha » Waan Ka Xunahay Kareena Kapoor Khan Filmkeda Veeri Di Wedding Dib U Dhac Ayaa Ku Yimid Xiliga La Daawan Laha!!

Waan Ka Xunahay Kareena Kapoor Khan Filmkeda Veeri Di Wedding Dib U Dhac Ayaa Ku Yimid Xiliga La Daawan Laha!!

Veeri Di Wedding waxaa wada jilayaan Kareena Kapoor Khan, Sonam Kapoor iyo Swara Bhaskar kuwaaso hogaamiyaal ka ah filmka.

Waa filmka ay kusoo laabaneyso atirishada Kareena Kapoor Khan taaso mudo hawada ka maqned filmkedi u dambeyay ee ay kasoo muuqatana waxuu ahaa Udta Punjab.

Hadaba filmkaan qorshaha waxuu ahaa marki hore in la daawado 18 bisha May ee sanadkaan balse hader dib udhac ayaa yimid oo waxaa laga dhawaajiyay in la daawanayo 1 June ee sanadkaan 2018.

Ekta Kapoor oo filmkaan maalgaliye ka ah ayaa ka dhawaajisay in filmkaan la daawan doono 1 June maadama ay sheegtay maalinkas inuu ku haboonyahay daawashada filmkaan sido kalena uu yahay maalin u qaas ah maalinkaas.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *