Home » Nolosha Jilaayaasha » Waan Ka Xunahay Salman Khan Salman Khan Filmkiisa Dabangg 3 Markale Ayuu Dib U Dhacay Lama Daawan Doono Janaayo!!

Waan Ka Xunahay Salman Khan Salman Khan Filmkiisa Dabangg 3 Markale Ayuu Dib U Dhacay Lama Daawan Doono Janaayo!!

Mega Star Salman Khan waxaa sanadkaan usoo bixi doono filmkiisa Race 3 ee sida weyn loo wada sugayao kaaso la daawna doono ciidul fidrigaan sido kale waxaa la filaayey in isla sanadkaan la daawan doono filka Dabangg 3 waliba dhamaadka sanadkaan ayaa filaayey in la daawado.

Balse Sallu oo mashquul weyn noqday kooxda Dabangg 3 waxay qorsheyeen in filmkooda la daawado 25 bisha Janaayo 2019 duubisna lagu bilaawo qeybaha dambe ee sanadkaan.

SIda wararka Update-ka ah sheegayaan ayaa ah in Sallu mashruucan duubis ku bilaawi doono bisha Sept ee sanadkaan balse qorshihii ahaa 25 Janaayo waa la bedelay ayadoo dib laga soo shaacin doono xiliga la daawanayo.