Waan kaxunahay wiilashada Kiara Advani niyada kuhayeen waxaa idinka dulqaaday Sidhart Malhotra xili waalidkiis uu la kulansiiyay (+Sawiro)

0
1941

Kiara Advani ayaa kamid ah gabdhaha dunida loogu doon doon badan yahay waqtigaan waxayna lasoo baxday qurux horleh oo ay ragg badan kusoo jiidatay xidigtaan ayaa aad loo xiiseynayey mudooyinkii dambe balse hader wax walbo waa isbedeleen.

Sidharth Malhotra ayaa tartanka soo galay waqtigaan waxuuna diyaar u yahay inuu Kiara kadulqaado malaayiin Ragg ah oo haminayeen waa run Sidharth iyo Kiara xiriirkooda shalay iyo maanta lama hadal qaadin oo 2018 xitas mar ayaa la hadal hayey balse isbedelka jiraa maxuu yahay.

Sidharth waxuu afkiisa kasheegay inuusan xiriir la laheen Kiara iyo Jacqueline midna 2019 balse hader waxaa muuqata inee is fahmeen Kiara Advani galabta waxaa la arkay isagoo gabadhii soo kaxeeyay sido kalena waalidkiis balamiyay.

Meel ayee kuwada balameen waxuuna doonayey inuu Kiara la kulansiiyo waalidkiis weyna dhacday midaas hader waxaa la isla hadal qaadayaa maadama saaxiibkiis Varun Dhawan maanta guursanayo isagana isla sanadkan inuu doonayo guur. Sidhaŕth iyo Kiara ma isku soo baxayaan lamaane ahaan fikirkaada? Hoos ka daawo sawirada galabta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here