Waayeeshaan maxee damacsantahy? Karisma waasoolaabtay ayee leedahay! Imisee kaweyntahay Walaahseyd Kareena?

1
3200

Waxaa jira tilmaamo ballaaran oo ku saabsan qeybaha warbaahinta qaarkood oo sheegaya in Karisma Kapoor ay dib u soo laabaneyso. Tani waxay umuuqataa inay tahay wax aan caadi aheyn tan iyo markii Karisma ay isku dayday inay soo laabasho sameyso marar badan,

isku daygii ugu dambeeyay wuxuu ahaa mid si heer sare ah looga helay Ekta Kapoor. Soo laabashada Karisma Kapoor, ma waxay noqoneysaa soo saare inbadan lamahubo arintaas balse atariishada galabkeedu dhacay karisma ayaa aad uxiiseeneysa inee saameen kuyeelato Bollywoodka oo xili ay ka aheyd boqorad aanla loodin karin .

Ilo wareedyo ayaa sheegaya, wali wax rasmi ah majiraan. Laakiin qoysku waxay si dhab ah u eegayaan inay soo saaraan waxyaabo badan. Karisma waxaa laga yaabaa inay gacmaha isqabsadaan walaasheed Kareena iyada oo ah soo saare. Weli waxay ku jirtaa heerarkii qorsheynta, ”ayaa laga soo xigtay ilo ku dhow qoyska

Karisma ayaa kumashquushay 2005 wixii kadambeeyay Familkeeda halka kareena lagu arkaayay aflaamta 10ki sano ugu dambeesay Bebo wali ma.isdhiibin …Kareena naftigeyd mayaro waa 39jir 40ka ayee sanka kuheydaa…11 maalmood kadib ayee 40 jir naqanee..

Karisma waa 46 jir 46 maalmood kahor ayee naqatay 46jir wixiyoo dhan waa wada 46 Goomeey soolaabasho wacan ……waa iska kaftan

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here