Sushant Singh inaba caadi ma ahan mashruuciisa ganacsiga uu gudaha India ka sameeynaayo waxuuna hader noqday filimka seddexaad lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa seddexasd seddexda maalmood ugu horeyso waxaana ka lacag badan kaliya Uri iyo Kabir Singh.

Wadarta guud hader waxuu marayaa 120 Crore waxuuna doonayaa inuu soo qabto ganacsiga Gully Boy kaaso ah filimka 9-aad guud ahaan sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyay cimri ahaan waana 134 Crore ganacsigiisa mashruucan.

Sidaan waxuu Chhichhore ku noqday filimkiisa lacagaha ugu badan abid soo xareeyo horeyna waxaa u ahaa M.S. Dhoni oo 119 Crore keenay fadlan hoos kaga bogo Chhichhore iyo ganacsigiisa guud:

Todobaadka Kowaad: 66.84 Crore (Rasmi)

Todobaadka Labaad: 38.79 Crore (Rasmi)

Jimco Seddexaad: 3 Crore

Sabti Seddexaad: 5.25 Crore

Axad Seddexaad: 6.50 Crore

Wadarta Guud: 120.28 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here