Deepika Padukone iyo Ranveer Singh waxay kamid yihiin lamaanaha ugu shidan Bollywoodka ayadoo uu arooskooda 2018dii ka dhacay gudaha India.

Hadaba waxaa la ogaaday xidigahaan markii ay fasaxa leeyihiin wadamada ay jecelyihiin iny u dalxiis tagaan waqtigoodana kusoo qaataan.

Ranveer Singh iyo Deepika ayaa jecel in dalxiis u tagaan wadama USA iyo Spanishka waxayna US ka xiiseeyaan magaalada New York oo ah magaalo siweyn loo wada jecelyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here