Wajiyo badne Akshey Kumar iyo muuqaalada cajiibka leh uu baryahaan lasoo baxay. Sawiro.

0
1392

Akshey Kumar wuxuu kamid yahay jilayaasha ugu shacbiyada balaaran India sidoo kalana ugu guulaha badan wuxuuna caan ku yahay sameynta doorarka kala duwan asigoona marba waji cusub lasoo baxo.

Akshey doorarka akshanka, jaceylka, shactirada iwm dhamaan sidii loogu talo galay ayuu uga soo baxaa balse intaas kuma eka muuqaalada sidii loo rabay ayuu isugu ekeysiiyaa.

Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo gudbin doonaa muuqaaladii ugu dambeeyay ee uu filimada kaga soo muuqday kuwaasoo qaarkood wali dhimanyihiin balse sawirada laga soo bandhigay ayaaba cajiib ah.

Halkaan hoose ka arag oo adiga uun go’aami;\

Image result for akshey kumar housefull 4
Image result for akshey kumar 2.0
Image result for akshey kumar bachchan pandey
Image result for akshey kumar laxmmi bomb
Image result for akshey kumar kesari

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here