maalintii shalay caalamka waxaa looga dabaal-dagayay maalinta walaalaha adduunka iyadoo xitaa maalintaas si weyn loogu xusaayay gudaha india gaar ahaan dhanka iyo koonfurta
iyadoo in badan aan Idin soo gudbinay walaalaha ugu caansan dhanak iyo bollywoodka maanta waxaan idin wadnaa warbixin ku saabsan walaala ugu caansan dhanka iyo tollywood
Pawan Kalyan , Chiranjeevi iyo Nagababu

NTR iyo Kalyan Ram

Allu Arjun iyo Allu Sirish

Naga Chaitanya iyo Akhil

Kajal Agarwal iyo Nisha Agarwal

Shruti Hassan iyo Akshara hassan
