Waxaa Jira dad caan ah ee isku eg ama Is-shabahaan muuqaal ahaan waa mid ka dhacda dunida laakiin weligaa ma aragtay aktar caan ah oo aad bollywoodka ka iyo shaqsiga isaga si weyn u shabaha kaaso xitaa ku gaarsiyay inad aktarkaba moodo
waa arrin xasaasi ah haddabe aan waxaa maanta ku haya 7 aktar iyo 7 shaqsi kuwaaso si weyn isku shabahaan adigaaba yaabi doona maadaama muuqaalkooda wejiga ay isku in badan eg yihiin
Ranveer singh iyo aktar Pakistaniga hammad shoaib

Anushka sharma iyo fanaanada reer america julia Michaels

Priyanka chopra iyo labada gabdhood ee kala ah megan milan iyo sonya hussain



Shah rukh khan iyo haider maqbool

Alia bhatt iyo gabadha reer pakistan ee ku caan baxday tik tok ee sanyaashu

Ranbir kapoor iyo ninka model ka ah ee Junaid shah waxaana uu ninkan qalday Rishi Kapoor kaaso xitaa uu mooday wiilkiisa Ranbir kapoor

Deepika padukone iyo iyo gabadha ku caan baxday barnaamij tik toka Kinjal more

Sharukh khaan iyo maqbuul xaiiqdii wankala garan waayay markaan hada sawirka ku arkay