Waxaan idiin heynaa sawir soo koobayo qaababkii u kala codeeyeen Messi iyo Ronald tan iyo 2010kii.
Sida muuqato Messi wuxuu Ronaldo abaal marinta The Best u codeeyay labo jeer kuwaasoona kala ah sanadkaan iyo sanadkii hore balse Ronaldo waligiis uma codeynin Messi.
Halkaan hoose kaga bogo;