Xalay xaflad heer sare ah ayaa ka dhacday magaalada Mumbai waana xaflada aroos wiilka lagu magacaabo Armaan Jain iyo gacalisadiisa Anissa Malhotra oo u dabaal dagayeen arooskooda dhowaan dhacay.

Armaan Jain waxay qaraabo yihiin Karisma Kapoor iyo Kareena Kapoor ilmo abti iyo ilmo eedo inee yihiin ayaa la sheegay hadaba xafladii xalay taariikhda ayaa xusi doonto xidigo badan ayaa kasoo qeyb galeen misane ku kulmeen goobta mudo dheer kadib.

Shah Rukh Khan, wife Gauri and bff Karan Johar grooving to Kajra Re at Armaan Jain and Anissa Malhotra’s wedding reception is the best thing you'll see today — watch videos

Arinka xiisaha leh ee maqaalkeena quseyo ayaa ah in masraxa arooska ay ka ciyaareen xidigaha kala aha Shah Rukh Khan, xaaskiisa Gauri Khan iyo Karan Johar oo goobta Dance ka muujiyeen iyagoo ku ciyaareen heeskii caanka ahaa Kajrare.

Waana muuqaal xiiso leh Karan Johar iyo SRK ayaa dhexda gashteen Gauri oo iska dhigeysay Aishwarya Rai sida heeska Kajrare sheekada intaas kuma ekaan muuqaal kale ayaa la duubay oo Karan Johar la ciyaaraya Karisma Kapoor iyo Kareena Kapoor.

Heeskii Kareena ee KG3 ayaa meesha laga daaray waana heeska lagu magacaabo Bole Chudiyan waxaa xusid mudan in Bebo wali ilaawin Dance-ga heeskaas marka daawato muuqaalkeedana heeska KG3 ayaa soo xusuusane.

Labiskanay wadato waa isla labiska heeska, muuqaalkeeda waa isla muuqaalkii doorkeeeda Poo, heeska waa isla heeskii kaliya da’da ayaa kala duwan hadana muuqaal ahaan maba laga dareemayo hoos ka daawo labada muuqaal.

https://www.instagram.com/p/B8KeINZJiZy/?utm_source=ig_embed&utm_campaign=embed_video_watch_again

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here