Inaba caadi ma ahan qaar kamkd ah atiriishooyinka Bollywoodka sida ay ugu dadaalaan quruxdooda iyo inee marwalba dhalaalan waana xifaaltan iyo tartan ah ku hayaan atiriishooyinka kale ee dhalinta ah.

Kuwa aan ka hadleyno da’dooda 30 sano wey dhaaftay halka kuwa qaar 40 sano sii dhaafeen hadana muuqaalkooda waxaa la moodaa 25 jir inee tahay oo waxay loolan ku hayaan kuwii dhalinta ahaa.

Waxaa ugu wacan marwalba oo ay quruxdooda ku dadaalaan sida inee jimicsadaan, dawooyin isticmaalaan, cunno dheeli tiran, Make-up heer sare ah iyo waxyaabo kale.

Atiriishooyinka wali aan la guursan hafana duqnimo kudhow muuqaalkoodana 25 jir la moodo waxaa kamid ah Tabu, Ameesha Patel, Nargis Fakhri iyo kuwa kale halkaan hoose ka daawo sawiradooda oo hal Video la isugu geeyay.



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here