Kareena Kapoor waxay kamid tahay atariishooyinka ugu awooda badan Bollywoodka iyadoona jiilkeeda ah mida ugu awood badan waxayna keentay filimaan badan oo guulo waaweyn gaareen.
Kareena inta badan lama arko ama filimada kuma jisho dharka bakiniga oo ah nooca dabaasha loogu talo galay iyadoo wadato balse maanta waxaan idiin heynaa sawiro afariishadaan oo dharkaas wadato halkaan hoose kaga bogo;