Inkastoo Micheal Jackson dhimashadiisa mudo dheer laga joogo hadana wali wuxuu mararka qaar kasoo muuqdaa bogaga koowaad ee wargeysyada ugu waaweyn aduunka kuwaasoo badanaa ka hadlo kiiska dhimashadiisa iyo qaabkuu u dhintay fanaankaan.
Balse maanta waxaan idiin heynaa sawiro naadi ah oo laga soo qabtay Blanket Jackson kaasoo uu dhalay fanaanka Micheal Jackson hadaba akhristow aabihiis ma u egyahay mise?

