Wali ma aragtay sawirada Directorkii sameeyay taxanaha Hercai waxaan idiin kaga heynaa sawiro asiga iyo Reyyan.

0
6125

Cem Karci waa Directorka sameeyay taxanaha sida weyn loo jecelyahay ee Hercai kaasoo ah taxane Romantic Drama ah waana taxane siweyn loo amaanay qaabka sheekadiisa loo dhigay.

Hadaba waxaan idiin heynaa sawiro Directorkaan uu maalintii shalay la galay atariishada taxanaha ee Ebru Sahin halkaan hoose kaga bogo;

Image may contain: 2 people, people smiling, outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, outdoor
Image may contain: one or more people, beard and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here