Gol Sadoglu waa gabadha da’da yar ee ku jirto taxanaha Hercai waana gabar cajiib ah misna qurux iyo qaab jiliin isku darsatay.

Inkastoo Goll doorkeeda taxanaha sidaas u weyneyn hadana daqiiqada kooban ee ay kasoo muuqato saameyn ayay la imaadaa waliba ayadoo kaa qoslisiin doonto.

Hadaba maanta waxaan idiin heynaa gabadhaan yar oo magaceeda rasmiga yahay Abraar ayada oo waalidkeeda rasmiga ah sawir kula jirto.

Halkaan hoose kaga bogo;

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here