Home » Nolosha Jilaayaasha » Wali Ma Daawatay Heeska Ruby Ruby Ranbir Iyo Sonam Sida Cajiibka u Jileen (+Video)

Wali Ma Daawatay Heeska Ruby Ruby Ranbir Iyo Sonam Sida Cajiibka u Jileen (+Video)

Ruby Ruby waa mid kamid ah heesaha filmka weyn ee Sanju kaaso tiyaatatarada wacdaro ka dhigaayo shakina kuma jiro inuu yahay film Big Blockbuster ah.

Sanju xili aan fasax ahen ayuu dadka ku qasbay inee usoo daawasho tagaan sido kalena iskooro waa weyn ka dhigaayo gobolada hindiya waana mashruuc sheeko ahaan iyo jiliin ahaanba laga wada helay.

Hadaba heeskan Ruby Ruby waxay u gaartay Ranbir Kapoor iyo Sonam Kapoor lagana soo bandhigay waana xiligii Sanjay Dutt Drugs-ka ku dhex jiray sida Ranbir jilaayo.

Halkaan hoose ka daawo bandhiga weyn ee Ranbir iyo Sonam iyo waliba heeskooda madadaalada ah Ruby Ruby:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *