Waligaa ma aragtay atariishada Deepikaa oo Mike Up la’aan ah? ciyaalka xaafada waxba ma dhaanto.

0
1318

Atariishada Deepika waxaa qabo jilaaga Ranveer Singh waana atariishada haatan ugu awooda badan Bollywoodka.

Sidaan horay idiin kula wadaagnayba atariishooyinka aad ayay ugu dadaalaan muuqaalkooda waxaana kaga baxo qarash aad u badan balse waxaa jiraan mararka qaar in atariishooyinka sawiro lagu xado isla markaasna ayagoo Mike Up la’aan banaanka lasoo dhigo.

Hadaba maanta waxaan sawiro idiin kaga heynaa atariishada weyn ee Deepika halkaan hoose ka arag;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here