Waligaa ma aragtay Aziza Aslan Bey oo qosleyso? hadaba halkaan ka arag.

0
1989

Aziza waa laadarada taxanaha Hercai waana naag karti badan caqli badan balse xaasidad ah waxayna ku ciyaareysaa nolosha qoyska reer SadOglu iyadoo wiil iyo aabihiis kala geyneyso sidoo kalana isku dayayseo in Miran uu dilo aabihiis Hazar.

Aziza ma qososho balse maanta sawir ay qosleyso ayaan idiin wadnaa halkaan hoose ka arag;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here