Waligaa ma aragtay Kareena Kapoor oo Mike Up la’aan ah? shacab waxba ma dhaanto. Sawiro.

0
1401

Kareena Kapoor waa mid kamid ah atariishooyinka ugu waaweyn uguna guulaha badan Bollywoodka waxayna lasoo shaqeysay jilayaasha ugu waaweyn.

Kareena sida atariishooyinka kalaba waxaa loo mariyaa kahor inta aysan shaashada kasoo muuqan ama banaanka usoo bixin Mike Up iwm si loo gurxiyo muuqaal ahaana soo jiidasho u yeelato.

balse waxaa jiraan marar sawiro laga qaaday ayadoo aysan u marsaneyn wax Mike Up ah hadaba halkaan hoose ka arag qiimeyna ku sameey;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here