Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waxuu kamid yahay jilayaasha hab dhaqanka cajiibka ah le ee shirkadaan katirsab waliba dhowr qodob oo uu sameeyo ayaa laga diiwaan galiyay.

Jilaagan waxuu aad u jecel yahay ciyaaraha (Games) gurigiisa qol gaar ah ayuu ku leeyahay oo Tv gaar ah yaalo markuu fursad helo saaxiibadiisa gaarka ah ayuu u wacdaa halkaas ayeena kuwada ciyaaraan sida Playstation-ka iyo wixii lamid ah.

Waxuu kaloo ka helaa inuu kabo xirnaado marwalba guriga haduu joogo kabo Sports ayuu xirtaa mararka qaar waxaa la sheegay inuu ku seexdo isagoo qabo kabaha dhankale adduunka ayuu ugu neceb yahay in Selfie lala galo asoo cunteynaayo.

Haa Khan ma jecla in Selfie la weydiiyo markuu raashiin cunaayo xitaa caruurtiisa wuu canaantaa oo ku qeyliyaa markee sawir ka qaadaan asoo wax cunaayo iskabada inee sawir la galaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here