Wallee gabdhihii Bollywoodka gurigooda ayaa lagu karbaashay kadib xaflad uu qabtay Karan Johar kana soo qeybgashay Katy Perry.

0
4401

Filim sameeyay Bollywoodka sidoo kalana ah filim qarashgareeye Karan Johar ayaa maalintii Khamiistii aynu soo dhaafnay qabsaday xaflad asiga u gaar ah wuxuuna xaflada ku casuumay qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka iyo gabadha heesaaga ah ee Katy Perry.

Jilayaasha uu Karan Johar xaflada ku casuumay waxaa kamid ah atariihsooyinka Bollywoodka ugu caansan sida Aishwarya Rai. Kajol Devgan, Alia Bhat, Jcqueline Fernandez, Malaika Arora iyo Ananya Panday balse ayagoo dhamaan atariishooyinkaas joogaan waxaa hawada ka qabsatay gabadha Mareykanka u dhashatay ahna heesaada Kety Perry.

Kadib sawiro ay si wadajir u galeen ayaad dareemee in siweyn looga sito Style ahaan gabdhaha Bollywoodka halkaan hoose ka daawo sawirada;

كيتي بيري
Kiara Advani shared a photo with Katy Perry
الزيارة الثالثة لكيتي بيري
كاجول وكيتي بيري

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here