Waqutiga miyaa orday? caadi ma ahan sida ay isku badashay gabadhii yareyd ee taxanaha Kara Sevda Arven Beren.

0
2357

Taxanahii Kara Sevda ee TVyada laga sii daayay sanadihii u dhaxeysay 2015-2017dii waxaa Season 2 lagu soo daray gabar yar oo bilooyin uun jirto taasoona magaceedu yahay Arven Beren waxayna taxanaha ku mataleysay gabadha ay iska dhaleen Kamal iyo Nehan oo hogaamiyayaasha taxanaha ahaa.

hadaba waqtiga sida seefta oo kale ayuu kuu goynayaa waxaana maanta sawiro idiin kaga heynaa gabadhaas yar oo haatan 4 jir ahbalse aad moodid in da’daas ay aad uga weyntahay.

halkaan hoose kaga bogo;

Image may contain: one or more people, people sleeping and baby

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here