Home » Nolosha Jilaayaasha » War Cusub: Jacqueline Fernandez Oo Tabobar Culus Dhanka Dagaalka Ah U Bilaaweyso Filmka Race 3!!

War Cusub: Jacqueline Fernandez Oo Tabobar Culus Dhanka Dagaalka Ah U Bilaaweyso Filmka Race 3!!

Atiriishada Jacqueline Fernandez ayaa bilaawi doonto tabobar dagaal dhan walba ah kaaso ay ugu talo gashay inee kaag run sheegto filmkeeda Race 3.

Xaqiiq ahaan Jacqueline howl culus ayaa utaalo waayo waxaa sugaayo tabobar culus oo dhanka dagaalka nooc walba ah waayo Race 3 waa film Action heer sare ah lagu soo bandhigi doono sidaa awged Jacqueline doorkeda filmka inee kaga run sheegto ayee dooneysaa.

Horey waxaan u aragnay Akshay Kumar, Sidharta Malhotra filmka brothers ayagoo dagaalkaan noocan ah tabobar ugaleen balse Jacqueline wey kasii darnaan doontaa doorkeda Race 3 marka lala barbardhigo xidigahaas.

Race 3 waxaa Fernandez la hogaamin doono Mega Star Salman Khan halka Bobby Deol uu door muhiim ah kulahaan doono waxaana la daawan doona Ciidul fidriga sanadka dambe.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *