
qof walba ayaa waxa uu sugi la ‘yahay inuu arko kartik aryan iyo sara ali khan oo hal filim ku midoobaya iyo sida uu noqon doona isku fahmi doonan markii ay shaashada filimka ay ku midoobaan
Sara ali khan iyo Kartik aryan ayaa dhawaan waxa ay saxiixdayn filimkan love aajkal qaybtiisa labaad kaaso qaybtii u sameeyay sara ali khan iyo aabaheeda Saif ali khan iyo Deepika padukone
sida lasoo warinaayo labadan aktar ayaa durba waxa ay sii bilaabayn duubista filimka iyagoo hadda filimkan ku duubaya caasimada dalka india ee delhi

lakiin hadda waxaa la helaya warar xiiso leh kaaso sheegaya in kartik aryan iyo sara ali khan inay shumis filim ku wadaagi doonan inkastoo arrintan aysan xaqiijin labadan aktarka
laakiin waxaa xogtaan laga soo xigtay shaqsi goob joog u ah goobta lagu duubayo filimkan waxa ayna midaas sii kordhin doonta warar xanta ee maalin walba laga qoro labada aktarkan maadama la filaayo inuu labadooda ka dhaxeeyo xariir taaso sara ali khan ku kaliftay inay si dhakshi leh ku aqbashay shumiska kartik aryan