War cusub; Pooja Hegde iyo Jacqueline Fernandez oo Ranveer Singh kala soo muuqan doonaan Filimkiisa xiga.

0
522

Waxaan maanta idinla wadaagnay in Directed Rohit Shetty uu dib u sameyn doono filimka shactirada ah ee Angoor kaasoo sideetamaadkii soo baxay.

Filimkaan ayaana waxaa hogaamiye looga dhigay Ranveer Singh asigoona ku matali doono Doubke Role ama labo waji.

Haatana waxaa lagu soo waramayaa in Filimka ay atariisho ka noqon doonaan Pooja Hegde iyo Jacqueline Fernandez, ayadoona mid walba oo atariishooyinkaan kamid ah Ranveer Singh jaceyl shaashada kula wadaagi doonto.

Rohit Shetty oo looga haray sameynta filimada Actionka ayaana dib ugu laaban doono sameynta filimada shactirada badan, waxaana xusid mudan in filimkaan wali magac loo bixinin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here