Mega Star Amitabh Bachcham ayaa lagu soo waramayaa inuu ku geeriyooday magaalada Mumbai oo ah xaruunta shirkada aflaamta Bollywoodka.
Amitabh Bachchan oo kamid ah jilayaasha ugu magaca weyn sidoo kalana ugu caansan misna fanka India maqaamkii ugu sareeyay ka gaaray ayaa maanta ku geeriyooday gurigiisa ku yaalo magaalada Mumbai.
Geerida Amitabh ayaa lagu soo waramayaa iney ka dambeyso arin fajac leh taasoo ah in maanta tahay 1da April oo ah maalinta gaalada u yaqaanaan Fool’s Day.
Raali ahaada akhyaarteena sharafta leh wax yaroo iska Prank ayay aheyd.
waligey comment kuma soo qorin lkin inaa sooqoro igu kaliftay THANK YOU FOR YOU PRANK
Waligay pranka la iguma gaadin lkn wad ila heshay
acudubiallah
Zxp prankigaas waad naga gashatay
Kkkk intaan aqrinaayay oo dhan niyada ku hayay amay prnka thy coz xldaha india lasocdaa
Anuu phone kaygii ayaanpa sii dayay
Lkn tani waxay yarayn kartaa aaminaada wararka webka oo aad loogu tixan yahay