atariishada ka timid dhanka iyo kooonfur gaar ahaan Telegu ee lagu magacaabo Rakul Preet ayaa noqotay mid si dhakshi leh ku sal-dhigta gudaha Bollywoodka

ka dib markii ay bandhig cajiib ah kusoo bandhigtay labadayda filim ugy dambeeyay kuwaaso kala ah Marjaavaan oo ay la sameesay aktarka Sidharth Malhotra halka De De Pyaar De ay la samaysay aktarka Ajay Devgn,

hadda Rakul Preet Singh ayaa qarka saaran inay labadan aktarkan kula midoowdo hal mashruuc sida lasoo warinaayo filim sameeye Indra kumar ka dib guushiisa filimka Total Dhamaal ayaa markan waxa uu doonaya inuu sadexdan aktarka ku midoobo mashruuc shactiro oo xiiso badan kaaso ka hadlaya saamayn isticmaalka baraha bulshada

iyadoo filim sameeyahan dhawaan u raadinaayay atariisho filimkan kula midowda Ajay Devgan iyo Siddhart Malhotra laakiin hadda waxa uu helay atariisho si weyn u garanaysq labadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here