Cm Punk waa mid ka mid ah xidigaha ugu caansan marka lasoo hadal qaado ciyaarta musaaracada maadaama waayihiisa xirafada mysaaracada ay tahay mid dahabi ah

Cm Punk ayaa dib ugu soo laabtay Wwe waa erayada maanta si weyn laysku dhaafsanaayo baraha bulshada maadaama ninkan taageerayaal fara badan uu ku leeyahay dunida

Cm Punk ayaa kasoo muuqday Wwe weliba bandhiga qaaska ee Fs1 qaybihiisa dambe kaaso Wwe ay u qabato Tvga Fox waxaana barnaamijkan daadihiyaan Booker T and Renee Young iyadoo xidigan ay ugu dambaysay inuu Wwe kaso muuqdo dhawaad 5 sano

waxaaana qof weliba uu sugi la’yahay jawaabta Cm Puno u ka bixin doono barnaamijkan usbuuca dambe waana arrin maanta si weyn loo hadal-haayo waxaana midaas ay muujinaysa sida loogu xiisay xidigan

fadlan hoos ka daawo muuqaalka yar ee Cm Punk kasoo muuqanaayo Wwe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here