Home » Wararka Maanta » War Deg Deg: Mashruuca Krish 4 Oo Dib Loo Dhigay Xilliga La Daawan-Doono

War Deg Deg: Mashruuca Krish 4 Oo Dib Loo Dhigay Xilliga La Daawan-Doono

Taxanahaan Krish 4 Waa Mid Ka Mid Ah Kuwa Loogu Jecel Yahay Aflaamta Ay Sameeyaan Bollywood-Ka Iyadoo Ay Taxanahaan  La Imaadan Qoyska Roshan Iyado Markii Hore Ka Bilaabay Filimka Koi Mil Gaya Oo Soo Baxay Sanadki 2003

Ka Dib Waxa Ka Sameeyeen Qayb Labaad Oo Ay Ugu Magaca-Darayn Krish Kasoo La Daawaday Sanadkii 2006 Ka Dib Waxa Uu Noqda Mashruuc Si Weyn Loo Hada-Hayo Ka Dib Waxay 2013 La Imaadayn Qaybtiisa Sadexaad Krish 3 Kaaso Loo Sameeyay Si Caalami Oo Waxa Uu Noqday Blockbuster

Markan Dadka Waxa Ay Sugayaan In Lagu Dhawaaqo Xilliga La Daawan-Doono Filimkan Kaaso Markii Hore La Qor-Sheeyay In La Daawado Christmas 2020 Laakiin Waxa Uu Ku Imaaday Dib-U Dhac Kaso U Noo Xaqiijiyay Mr. Rakesh Roshan Oo Soo Saare Ka Ah Mashruucan

Isagoo Yiri Weli Waxan Shaqo Ku Wadnaa Qoraalka Filimkan Taaso Dib Inoo Dhigtay Inan Ku Dhawaaqno Xilliga Rasmi Ee Mashruucan La Daawan-Doono Isagoo Sidoo Kale Yiri Hrithik Isagana Waa Mashquul Isagoo Isaga Waxa Uu Fursad Heli Karaa Ka Dib Marka Uu Dhameeyo Duubista Mashruucyo Kale

Sababtoo Ah Waxa Uu Shaqo Ku Hayaa Filimka Ay Iska Leedahay Shirkadda Yash Raj Oo Ay Isla Wadaan Tiger Shroff Midaas Darted Ayaa Dib Loo Dhigay Xilliga La Daawan-Lahaa Filimkan Taageerayaasha Aktar ka Ayaad Ugu Xumaaday Dib U Dhaca Filimka Ku Yimid Dhanka Shaqada Hrithik Roshan Waxa Mar Dhow Soo Gaban-Gabayn-Doona Filimka Lagu Magacaabo Super 30.