Filimka WAR ayaa iskoor cusub soo kordhiyay maadama uu noqday Filimka 9-aad taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareeyo isniinta kowaad sido kale waa filimka hogaaminaayo sanadkaan inta la daawaday isniintooda kowaad.

Kabir Singh ayaa isniintiisa kowaad sanadkaan keenay 17 Crore balse WAR ayaa dhaafay oo 20.50 Crore keenay kuna darso WAR wax fasax ah ma helin isniintiisa kowaad qiimaha tikit-kana si dhex dhexaad ah ayaa loo iibinaayey oo sare uma kacsaneen.

Balse ma ahan Hrithik Roshan filimkiisa isniinta kowaad lacata ugi badan keenay maxaa yeela iskoorkaas wali Krrish 3 aa heesto kaaso keenay 29 Crore sanadkii 2013 laakiin Krrish 3 fasaxa Diwali ayuu dhexda kaga jiray.

Hadaba Shabakada Box-office India ayaa soo daabacday filimada isniintooda kowaad lacagaha ugu badan soo xareyeen filimka WAR kaalinta 9-aad ayuu ka galay waana aflaamta taariikh ahaan ee ma ahan kuwa hal sano ku xeen daaban.

Liiskan waxaa hogaaminaayo Baahubali 2 oo ay adagtahay in la jabiyo iskoorkiisa isniinta kowaad uu ku keenay 39 Crore inkastoo xili fasax uu dhexda kaga jiray hadaba hoos kaga bogo aflaamta kale.

Baahubali-The Conclusion: 39.81 Crore (Xili Fasax)

Tiger Zinda Hai: 36.53 Crore (Fasax)

Krrish 3: 29.64 Crore (Fasax)

Bajrang Bhaijaan: 26.78 Crore (Fasax).

Sanju: 24.98 Crore (Qiimaha Tikit-ka Oo sare loo qaaday).

Dangal: 24.98 Crore (qiimaha tikitka oo sare loo qaaday).

Simmba: 21.19 Crore (qiimaha tikit-ka oo la kiciyay).

PK: 21.15 Crore ( Qiimaha tikitka oo la kiciyay).

WAR: 20.50 Crore ( Xili Fasax).

Dhoom 3: 19.87 Crore (Qiimaha tikitka oo la kiciyay).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here