Guul weyn ayaa usoo hoyotay Hrithik Roshan iyo Tiger Shroff maadama filimkooda WAR kamid noqday 20-ka Filim lacagaha ugu badan soo xareyeen jimcahooda labaad WAR kaalinta 19-aad ayuu kaga jiraa aflaamtaas.
Sido kale waa Filimka 4-aad ee sanadkaan jimcaha labaad lacagaha ugu badan keenay waxaana ka horeyaan Kabir Singh, Uri iyo Mission Mangal mashruucan WAR ayaa 7 Crore keenay shalay oo jimco ahed hader ayaana ganacsigiisa Update lagu sameeyay.
Maadama Bihar iyo East Punjab iyo waliba West Bangal ganacsigooda lagu daray ee shalay waliba Bengal ganacsi wacan ayuu ka sameeyay halka gobolka Bihar uu aad ugu fiicna sido kale hadaba aan isla ogaano 20-ka Filim taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareyeej jimcahooda labaad waxaana soo daabacday shabakada Box-office India:
1-Baahubali 2: 19.81 Crore
2-Dangal: 17.84 Crore
3-PK: 14.52 Crore
4-Bajrang Bhaijaan: 12.56 Crore
5-Sanju: 12.09 Crore
6-Bajirao Mastani: 12 Crore (Maalin Fasax ah).
7-Kabir Singh: 11.86 Crore
8-Tiger Zinda Hai: 11.56 Crore
9-3 Idiots: 10.54 Crore (maalin fasax ah).
10-Padmaavat: 9.47 Crore
11-Dhoom 3: 9.42 Crore
12-Simmba: 9.02 Crore
13-Kick: 8.31 Crore
14-Uri: 7.71 Crore
15-Krrish 3: 7.67 Crore
16-Sultan: 7.41 Crore:
17-Mission Mangal: 7.35 Crore
18-Golmaal Again: 7.24 Crore
19-WAR:A 7 Crore
20-Tani Weds Manu Returns-6.62 Crore