Home » Nolosha Jilaayaasha » War Wanaagsan: Goos-Gooska Kooban Ee Filmka 2.0 Oo La Shaaciyay Xiliga La Daawanayo!!

War Wanaagsan: Goos-Gooska Kooban Ee Filmka 2.0 Oo La Shaaciyay Xiliga La Daawanayo!!

Waxaa la wada sugayaa daawashada filmka weyn ee 2.0 kaaso lacago waali ah lagu sameyay filmkaan ayaa mudo dheer daawashadisa dib udhaceysay ugu dambena waxaa la shaaciyay in la daawanayo bisha April ee sanadka dambe.

Hadaba ilo kudhow dadka filmkaan iska leh ayaa shabakada Bollywoodlife usheegan in filmkaan goos-gooskiisa oo kooban daafaha caalamka laga daawan doono 26 Jan ee sanadka dambe 2018.

Maalinkaas waxay ku beegantahay maalinta jamhuuriga Hindiya fasax ayana jira sidaa awged isla maalinkaasna waxaa la daawan doona Akshay Kumar filmkiisa Padman.

Waxaana la qorsheynayaa in lagu dhex daawado filmkaan taasi oo filmka Padman faaido weyn ugu jirto maadama dad badan usoo daawasho tagaaan si ay usii arkaan goosgooska kooban ee filmkaan sida waalida ah loosugaayo kuna darso xisabta maalinkas wax shaqo ahmajiri doonto oo waa malin qaran oo fasax ah.

Filmka 2.0 waxaa hogaamiyaal ka ah Rajnikanth, Akshay Kumar iyo Amy Jackson halka Director uu kayahay Shankar kaaso koonfur awood balaaran kuleh.

Waxaana si rasmi ah loo shegay in la daawan doono 27 bisha April ee sanadka dambe 2018.

 

3 Responses to War Wanaagsan: Goos-Gooska Kooban Ee Filmka 2.0 Oo La Shaaciyay Xiliga La Daawanayo!!

  1. azad caraale Reply

    December 5, 2017 at 4:36 pm

    flimku ma tollywoodba mise wa bollywod
    ilen hogamiyayaasha flimku midna tollwod rajinikanath midna bollywood akshay kumar mrka zxp plze flimka labada shirkadood te izka leh

    • Zakarie Abdi Reply

      December 5, 2017 at 6:32 pm

      Filimka waa Kollywood ama Tamil ma ahan Bollywood balse luqadaha Hindi, Tamil iyo Telugu ayaa lagu daawan doona.

  2. azad caraale Reply

    December 5, 2017 at 8:15 pm

    mhd zxp sakaRiye ku jecelnay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *