Todobaadkii aan soo dhaafnay warar xiiso leh ayaa idiin la wadaagnay qaar kamid waxay noqdeen kuwa loogu akhris badnaa website-yada Bollywoodka ka hadlaan caalamka oodhan oo midkeena Filimside kamid yahay.

Hoos kaga bogo wararka ugu xiisa badnaa todobaadka oo qaab goos goos ah aan idiin kuguso bandhigeyno:

News

1-Filimka Good News Goos Gooskiisa: waxaa lasoo bandhigay goos gooska mashruucan ee wada jilayaan Akshay Kumar, Kareena Kapoor, Diljit Dosanjh iyo Kiara Advani 27 December ayaa la daawana Filimka dhan balse hadal heyn ayuu abuuray goos gooska iyo muuqaalka quruxda badan ee Bebo.

2-Aragtida Kowaad Ee Filimka Laal Singh Chaddha: inaba caadi ma ahan Aamir Khan dhankiisa siduu hadal heyn u abuuray wuxuu soo bandhigay aragtidiisa kowaad ee Filimkaan isagoo leh muuqaal nin garweyn duub weyna madaxa usaaran waxaa la jileyso Kareena Kapoor December 2020 ayaana la daawan doonaa.

3-Sara Ali Khan Iyo Dalxiiskii New York: Saif gabadhiisa waa mid kamid ah atiriishooyinka ugu hadal heyska badan sawir ay leedahay iyo war kusaabsan dadka maba akmaraan sidaa aawged sawiradeeda dalxiiska waa lagu mashquulay.

4-Shah Rukh Khan Oo Soo Noqday: Bollywood King Khan ayaa bisha April 2020 duubis ku bilaawi doono Filim uu Director ka yahay Rajkumar Hirani in mudo ayaa la sugaayey xidigaan sido kale waxuu saxiixday sida la sheegay Director Atlee Filimkiisa xiga iyo Ali Abbas Zafar Filim uu iska leeyahay oo Action ah.

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here