Home » Wararka Maanta » Warbixin Aan Jiho Laheyn Oo Lagaa Rabo Inaad Jiheyso: Xubintii Qiyaas Waa Kuma Iyo Shabakadda Filimside

Warbixin Aan Jiho Laheyn Oo Lagaa Rabo Inaad Jiheyso: Xubintii Qiyaas Waa Kuma Iyo Shabakadda Filimside

Habeen wanaagsan aqristayaal meel kasta oo aad joogtaan, Kusoo dhawaada xubinteenii (Guess Who) oo macnaheeda tahay (Qiyaas waa Kuma).

Maalin hore waxaa noo taalay xujadaan hoos ku qoran:

Ma xasuusataa filimkii Balwan ee ahaa filimka ugu horeeyay ee Suniel Shetty sameeyay waxaa laadar ka ahaa Danny Denzongpa, hadaba aqriste filimkaan ma sheegi kartaa hal qabsiga uu Danny marwalbo adeegsado?

Jawaabta waxaa si sax ah u gartay ama noqday qofkii ugu horeyay ee ka jawaaba  Akhriste Mohamed atoore jawabtana waa sax oo wa “Dab biyo iyo baaji weligaa hagu ciyaarin dabka waa ku gubaneysaa biyahana wa Ku qaadayan baajina waa Ku majiijina” (Mahadsanid Waxkuu Gaar Ah Ayaad Sameysay).

Xujada Maanta la rabo in indho loo yeelo waa sida hoos ku qoran:

Hadii Aad Si Sax Ah Oga Jawaabto Isbuuca Dambe Barnaamijka Waad Kasoo Muuqan Doonta Insha Allah:

Si Dhaqsi Ah Maku Sheegi Kartaa Filmka Kaliya Ee Kasoo Wada Muuqdeen Super Stars kala ah Akshay Kumar Iyo Sunny Deol Balse Shaashada Aysan Wadaagin Si Wadajir Ah?

F.G: Fadlan Halmar ayaad xaq u leedahay inaad fikirkaaga soo dhiibato mar kale haku soo celin waxaan tixgelin doonaa fikirkaaga hore xataa haddii kan dambe uu saxan yahay.

 

 

 

4 Responses to Warbixin Aan Jiho Laheyn Oo Lagaa Rabo Inaad Jiheyso: Xubintii Qiyaas Waa Kuma Iyo Shabakadda Filimside

  1. HaMze ZizoU Reply

    January 13, 2018 at 7:01 pm

    Jaane dushman

  2. nabadoon Reply

    January 13, 2018 at 7:19 pm

    waa Jaani Dushman: Ek Anokhi Kahani waxana kale oo kula jira sunil shety aftab iyo arman kohli oo lader ka ah wana filimka maska

  3. Aisha Reply

    January 13, 2018 at 8:13 pm

    Filimka 7 atuure ee Mashaka jaani dushman ek anokhi kahani

  4. liefstyle Reply

    January 14, 2018 at 4:15 am

    jani dushman

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *