Master oo ay kudagaalamayaan Vijay iyo Vijay Sethupathi ayaa si weyn looga furay gudaha india iyo daafaha caalamka maanta iyadoo shineemooyinka lagadaawanayo

Sida warar horudhac ah laga helaya filmka waxuu kufurtay maanta %100 .dhamaan reer koonfur wee isugu tageen mashruucaan maadaama aktarka oo kuxooganyahy koonfurta

Dhanka daafaha caalamka waxaa si gaar ah bandhig wacan oo ugu wadaa filmkaan Australia. Madadaaliyaha weyn ayaa horay u kasbaday quluubta daawadayaasha adduunka. Master wuxuu si xoog leh ugadmay 4:00 pm galabnimo xiliga Australia gudaheeda 248kun ayuu soo xareeyay (248,000).

Filimadii hore ee koonfurta ee loo iingeyn jiray gudaha Australia waxay kufuran jireen mid kahooseyda xiligaan covidka jira lacagti lagahelay. Mersal ayaa kufurmay 133,057 iyo 2.0 oo akshey waday ayaa lagu furay 230,430. Markii la sii daayay filmka maanta ladaawanayo Master, waxay u egtahay in 2021 shineemooyinka ay soo dhaweyn wngsn siiyeen.

Waxaa agaasime ka ah Lokesh Kanagaraj, filimka madadaalada leh waxaa soo saaray XB Film Creators iyo Seven Screen Studios waxaana wada sameeyay Lalith Kumar iyo Jagadish Palanisamy. Master wuxuu soo baxay maanta oo ah january 13, 2021, luqadaha lagudaawanayo waa Pongal Tamil, Telugu, Kannada iyo Hindi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here