Warbixin ku saabsan filimka Bollywoodka cagta mariyay ee Bahubali – The Conclusion.

0
1374

28dii bishii April waxaa tiyaatarada India la saaray filimkii ugu weynaa qarnigaan hindida sameeyaan ee Bahabuli 2 asigoona cagta mariyay misna burburiyay dhamaan iskooradii Box Officeka ee Bollywoodka wuxuuna filimkaan noqday darajo ahaan All Time Blockbuster.

Hadaba halkaan kaga bogo waxkasta oo ad filimkaan uga baahantahay inaad ka ogaatid;

Filimka; Bahubali2 – The Conclusion.

Jilayaasha; Brabhas, Rana Daggubati, Anushka Shetty, Tamannaah Bhatia iyo kuwa kale.

Tiyaatarada la saaray; 3950 tiyaatar qeybta hindiga.

Nadaamka uu ku furmay; wuxuu ku furmay nadaamka waalida ee loo yaqaano Bumper Opening.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 40.73 crore.

Sadaxda maalmood ugu horeyso lacagaha uu keenay; 127.28 crore.

Isbuuciisa koowaad lacagaha uu keenay; 246.47 crore.

Guud ahaan lacagaha uu soo xareeyay; 510,36 crore.

Lacaga cajaladihiisa lagu iibsaday; 195 crore.

Lacagaha ay kooxda cajaladaha iibsadeen ka heleen; 251.39 crore

Tirade dadweynaha tikidka u goosatay; 52,522,000 oo qof.

Darajada uu filimkaan gaaray; All Time Blockbuster.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here