Warbixin ku saabsan filimka Border ee jilayaasha badan la isugu keenay sidoo kalana noqday hitkii ugu weynaa 1997dii.

0
1068

Filimka; Border.

Jilayaasha; Sunny Deol, Suniel Shetty, Rakhee, Jackie Shroff, Akshey Khan iyo kuwa kale.

Director; J.P. Dutta.

Xiliga la daawaday; 13 Juun 1997dii.

Nooca filim; Action.

Tiyaatarada la saaray; 290 tiyaatar.

Maalinta koowaad lacagaha uu keenay; 1.12 crore.

Sadaxdiisa maalmood ugu horeyso lacagaha uu keenay; 3,23 crore.

Todobaadkiisa koowaad lacagaha uu keenay; 6,19 crore.

Lacagaha guud uu India kasoo xareeyay; 39.45 crore.

Lacagahaas sicirka maanta hadii lagu jaangooyo; 356,62 crore.

Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu ka keenay; 65.57 crore.

Lacagaha lagu qarash gareeyay; 10 crore.

Saamiga ay kooxda cajalada qeybiyo ka heleen; 25.70 crore.

Tirade dadka tikidka u goosatay filimkaan; 37,083,000 oo qof ayaa tikid u goosatay.

Darajada uu gaaray; All Time Blockbuster.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here