Rajkumar Hirani waa mid kamid ah Filimsameyaalka ugu caansan India kaaso la yimid aflaam dal iyo dibadba laga ada jeclaado.
Raju waa filimsaye mug weyn leh inkastoo Filimsameyahan aflaam badan uusan sameynin hadana aflaamtiisa waa kuwa guulo ku talaabsadeen inta badan.
Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Taxliil Kusaabsan Filimsameye Rajkumar Awoodisa Box-officeka:
Magaca Filimka Xiliga La Daawaday Lacagta Uu Keenay Natiijada Uu Gaaray
Munna Bhai 19 Dec 2003 23,13,00,000 Hit
Lage Raho Munnabhai 1 Sept 2006 74,88,00,000 Blockbuster
3 Idiots 24 Dec 2009 201,37,25,000 All Time Blockbuster
PK 19 Dec 2014 3,37,72,50,000 All Time Blockbuster
Sanju Blockbuster 29 June 2018 334 Crore
Kala; Saarida Natiijo Ahaan Filimada Sare Kuxusun:
All Time Blockbuster: 2
Blockbuster: 2
Super Hit:0
Hit: 1
Semi Hit: 0
Average:0
Flop: 0
Filimsameye Rajkumar Hirani guud ahaan aflaamt uu Directorka ka noqday waa 5 filim sida Shabakada Box-officeka ku diwaan gashan.
aflaamta u guulesatay xidigaan guud ahaan wa 5 filim taasi oo ka dhigan in aflaamtisa 100% ay guulesteen sido kale aflaamta Hit ka dhamestiran u noqdeen waa 5 filim taasi oo kadhigan in 100% aflaamtiisa ay Hit dhamestiran noqdeen.
Maba jiraan wax ka guuldarestay filimsameyahan waana filimsameye aan loo dhowaan karin awoodisa Box-officeka…