Vijay’s Master ayaa tiyaatarada la saaray 13-ka January oo shalay kubeegneyd waxaana lagu daawaday luqadaha Tamil, Telugu iyo Kannada. Filimku wuxuu ku bilaabmay bilaabasho aad usareyda Box Office-ka. Marki loofiiriyo marxalada suuqa covid uu saameeyay

Agaasimaha filmka Lokesh Kanagaraj wuxuu soo bandhigayaa Vijay iyo Vijay Sethupathi doorka hogaamintooda inuu yahay miisaaman dagaal xoogana kudhaxmari doono shaashada. Filimkan, oo uu soosaaray Xavier Britto, ayaa ku bilaabanaya bilow wanaagsan Box Office-ka Hindiya iyo suuqyada caalamiga ah. Master-ka waxaa lasaaray tiyaatarada iyadoo boqolkiiba 50 ay shineemooyinka xeranyihiin guud ahaan india.

Maalinti furitaanka, filimka wuxuu ku guuleystey inuu 1 crore ka keeno Box Office-ka qeybta magaalada Chennai ookaliya. Tani runtii waa tiro aad u badan iyadoo la tixgelinayo in tiyaatarada oo dhan ay ka shaqeeyaan kaliya boqolkiiba 50. Sida laga soo xigtay falanqeeyaha ganacsiga LM Kaushik, Master, oo laga sii daayay Australia iyo New Zealand, wuxuu ku bilaabmay si cajiib ah. Australia gudaheeda, filimku wuxuu soo xareeyay qiyaastii Rs 1.4 core (AUD 265,00) wuuna sii xoogaysanayaa.

Qeybta Hindiga ah ee Master ayaa soo bixi doonta maanta oo ay taariikhdu tahay 14-January in kabadan 2000 oo shaashadood oo horleh ayaa lasaari doonaa waxaana lafilayaa inuu Box Office-ka bandhig aan caadi aheyn maanta kumuujiyo. Falanqeeyaha IndiaToday.ee Janani K ayaa siiyay qiimeeynta filimka 3 ka mid ah 5ta xiddigood ee lagu qiimeeyo filmka wuxuuna soo qoray, “Vijay kadib, waa muuqaalka Sethupathi ayaa ah shaqsiga aadka ubandhiga sareeyo manakala foga labada xidig. .

Waxaa soo saaray mashruucaan Xavier Britto, Master waxaa ku jira laba Vijay, Vijay vs Sethupathi, Malavika Mohanan, Andrea Jeremiah, Arjun Das iyo kuwa kale oo door muhiim ah ku leh. Filimku wuxuu leeyahay muusig uu sameeyay Anirudh Ravichander.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here